Ku Soo dhawoow Ministry Of Commerce and Industry Galmudug State Of Somalia
Raadinta Licenses
Raadi shatigaaga, cusboonaysii, ama hubi xaaladda ganacsigaaga
Platformka rasmiga ah ee dawladda
Platformka rasmiga ah ee dawladda ee diiwaangelinta ganacsiga, shatiga, iyo waajibaadka sharciyeed ee Galmudug State Of Somalia.
Diiwaangelinta Ganacsiga
Diiwaan geli ganacsigaaga si degdeg ah oo wax ku ool ah adigoo isticmaalaya nidaamka online-ka ee aan horumarinay.
Maareynta Shatiga
Codshato, cusboonaysii, oo maamul shatiga ganacsigaaga meel keliya.
Hubinta Shatiga
Hubi saxnaanta shatiyada ganacsiga oo hubi xaaladooda hadda.